H O O B A A N

Ever growing Global Business

Home     Hoobaan Travel & Tourism     HOOBAAN MEDIA     HOOBAAN COLLEGE     Fridaymarket     Business Technology      
about us
Services and Products
CEO Message
Maxaa Cusub?
Contact Us
Events
Jobs
External Links
Customers Feedback
Site Map
 
: HOOBAAN MEDIA  
:
Ma ogtahay!! in aad si joogto ah u helo karto Nuqulkaaga Hoobaan E-magazine hadii aad is diiwaan galiso.
 
Hoobaan e-Magazine waa Wargeys todobaadle Online oo ka soo baxa Hargeisa.
 

: HOOBAAN WEB SOLUTIONS  
:
Adeed cusub oo loogu talo galay Meheradaha, Ururada Bulshada iyo kuwa xukuumiga ah ayaa laga hirgaliyey Hoobaan Technology, adeegan oo loo bixiyay HOOBAAN WEB SOLUTIONS. waa adeeg kaa caawinaya inaad si joogta ah ugu jirto mareegta Internetka oo kuu dhisi doono Website ku haboon Ururkaaga ama Goobtaada Gacansi.
Faahfaahin dheeraad ah noo soo dir email: technology@hoobaan.com
 

: Hoobaan Wireless HOT SPOT  
:
Xarumaha HOOBAAN waa Wireless, sidaa darteed waxaan ku isticmaali kartaa laptopkaaga ama mobilekaagaba.
 
Qiimaha jaban waa raaligalintaada, $1 (hal doolar) waa maalin dhan. Wooooooooooooow hore u gaadh.
 

: Online Booking @ HOOBAAN T & T  
:
HOOBAAN T & T  waxay kuu habaysay hab kuu suuro galin kara inaad ogaato qiimayaasha safarka diyaaradaha, isla markaana aad isu diiwaan galin karto. Hadaba si aad u ogaato qiimaha socdaalkaaga fadlan Guji Halkan