|
|
|
| Customer Name:
|
C/qadir (ALMIS) + ETNtv Hargaysa
|
| Service :
|
MEDIA & Weekly E-magazine
|
| Comment:
|
waxan han balyeynaya dhaman howl daweenada Hobaan Internet Oo meheradan adeegedu wacan yahay ku soo kor dhiyay Casimada S/land Hargaysa
abdi_almis@hotmail.com
|
| Customer Name:
|
Eng. Omar
|
| Service :
|
MEDIA & Weekly E-magazine
|
| Comment:
|
Runtii Hoobaan adeegeeda midaan gaar ahaan ugu amanoba garan mayo wayo waa adeegyo ka turjumaya horumarka wadankeena dhinaca technology-ga ....Waxanan u rajaynaya la socodka hadaba wixii calamka ka socda inay u kenan shacabka reer somaliland .. wayna mahadsanyihin
|
| Customer Name:
|
ENG:MOHAMED MOWLID HASSAN
|
| Service :
|
Hoobaan ICT College
|
| Comment:
|
run ahaantii waaa meel fiican hoobaan internet ooo aan caalamkaba laga soo helayn iyadaana u horaysay wixii fura internet amaba college bilaash aha
|
| Customer Name:
|
fLoWiDsDRADWhKF
|
| Service :
|
T & T (Travel and Tourism)
|
| Comment:
|
R2XI9Y <a href="http://spfuevnylpzx.com/">spfuevnylpzx</a>, [url=http://epwrjdtprmsr.com/]epwrjdtprmsr[/url], [link=http://rgnegkbzapnc.com/]rgnegkbzapnc[/link], http://ejiriokcwiow.com/
|
| Customer Name:
|
Gorgor
|
| Service :
|
SNACK & CAFETERIA
|
| Comment:
|
Coffe iyo Shaaha aad ku dul kabanayso adiga oo internetka ka kaluumaysanaya Hoobaan ayaa ugu horaysa Hargeisa waan ku faraxsanahay
|
| Customer Name:
|
Guudle
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
waxan ahaa mudo dheer Macaamiisha Hooban , Hargiesa kuman arag mel an ku qanco , aad baan idiinku hambalyeynaa adeega wanngsan
Thanks for your good service
|
| Customer Name:
|
Hello.
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
Hello.
I want to exchange with you linking to my site
for good reward
My site http://projectlon.biz
|
| Customer Name:
|
http://www.hornpress.com/news_som.asp?id=717
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
Hornpress.com oo Maqaal ka qortay Hoobaan iyo Adeegeeda.
http://www.hornpress.com/news_som.asp?id=717
|
| Customer Name:
|
Isemshe
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
Runtii walaalayaal aad iyo aad ayaad wax u wadaan waanan idinku faraxsanahay sida quruxda badan ee ad u horo mariseen netka iyo apdatekiina wacanba.
|
| Customer Name:
|
khadra
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
Maasha Allah, wixii cusub caalamkaa jecel, walaalayaal si fiican ayaad noogu adeegteen waad mahadsan tihiin waxaanan idinkula talin lahaa inaad dadaalkiina sii kordhiya. waad mahadsan tihiin mar labaad.
|
| Customer Name:
|
M.M.H:'''''''Amiin yare
|
| Service :
|
SNACK & CAFETERIA
|
| Comment:
|
hoobaan waxay samaysaa walaahi waa caffee macaan iyolipton aad iyo aad u sareeya
immikana waxaa bay ku daraysaa hambegar iyo sangwech
markaa sidaas ha ula socdaan dhamaan macaamishaa oo dhan
|
| Customer Name:
|
Maxamed
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
Arinkan waan ku hambalyaynayaa sida fiican ee aad u wadaan
|
| Customer Name:
|
Mohamed
|
| Service :
|
MEDIA & Weekly E-magazine
|
| Comment:
|
Todobaad kasta waan helaa oo emailkayga ayaad iigu soo dirtaan ana waan akhriyaa aad ayaanan uga helay waxaan idiin rajaynayaa Guul
|
| Customer Name:
|
MOHAMED MOWLII D HASAN
|
| Service :
|
SNACK & CAFETERIA
|
| Comment:
|
WAAN LAYAABAY WAXAY SAMAYSO HOBAAN
WAXAY SAMAYSAA LIPTON MACAAN
OON ADUUNYADA LAGA SOO HELEEN
|
| Customer Name:
|
Mukhtar
|
| Service :
|
Wireless HOT-SPOT
|
| Comment:
|
It tells how our young pioneers are growing fast and reliable.
great keep moving again and again. and congradualtions to you all.
|
| Customer Name:
|
Naciima Axmed
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
waxan ka mid aha macaamisha sida jogtada ah u is ticmaasha si garana waan ugu mahad naqayaa shaqalaha.. hoobaan wa meshi ugu horaysay ee an ka barto internet-ka runtii aadbanay i cajabisay
|
| Customer Name:
|
Nimco
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
waa talaabo fiican oo u baahan caqli shaqaynaya wanan ugu habalyeynayaa sida fiican ee ay u heelan yihiin reer hoobaan... waxan qabaa inay yihiin the best siibaa fikradaha cusub ..
|
| Customer Name:
|
re:
|
| Service :
|
FRIDAY MARKET
|
| Comment:
|
good start
|
| Customer Name:
|
ShaaH & CAfee MacaaN
|
| Service :
|
SNACK & CAFETERIA
|
| Comment:
|
Mahadsanid ! sidaan u xaraaro baxay maan filayn sanadkan cusub 2010 inaan sidan oo kale u xaraaro bixi karo...Hoobaan Cafe
|
| Customer Name:
|
ShaaH & CAfee MacaaN
|
| Service :
|
SNACK & CAFETERIA
|
| Comment:
|
Mahadsanid ! sidaan u xaraaro baxay maan filayn sanadkan cusub 2010 inaan sidan oo kale u xaraaro bixi karo...Hoobaan Cafe
|
| |
|